Dowlada oo War kasoo saartay Doorashada Jubbaland iyo Liiska Odayaasha soo xulaya …

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Liiska Odayaasha dhaqanka Beelaha ee soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland uusan waafaqsaneyn diiwaanka Wasaaradda ee dhaqanka rasmiga ee Beelaha Jubbaland. Wasaarada Arimaha gudaha ayaa ka digtay khatarta ka imaan karta hadii la guda galo soo xulista Xildhibaanada Jubbaland iyadoo aan la saxixin Liiska saxda … Continue reading Dowlada oo War kasoo saartay Doorashada Jubbaland iyo Liiska Odayaasha soo xulaya …